Category: Faallo

Doorashada Madaxweynaha Mareykanka ee 2020

Doorashada Madaxweynaha Mareykanka ee 2020

Afartii sanaba waxaa ka dhaca dalka Maraykanka doorashada madaxwaynaha. Madaxweyne Donald Trump iyo madaxwyne-ku-xigeenkii hore ee Joe Biden ayaa la filayaa inu tartan adagi ku dhex maro doorashoyinka dalka Maraykanka maalinta salaadada (Tuesday) ee bisha November 3, 2020. Continue reading “Doorashada Madaxweynaha Mareykanka ee 2020”

Siyaasadda Waxbarasho ee Somaliland uma Adeegeyso Qarankan

Siyaasadda Waxbarasho ee Somaliland uma Adeegeyso Qarankan

(Qoraalkan  isagoo Af Ingiriisi ku soo baxay halkan iyo halkan ka akhriso)

Aniga oo maanka ku hayey in muddo ah  in aan ka faalloodo Siyaasadda Waxbarashada ee Somaliland, ayaan la kulmay warqaddan furan ee ku socota Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, taas oo sii xoojisey werwerkii aan hreba u qabey. Continue reading “Siyaasadda Waxbarasho ee Somaliland uma Adeegeyso Qarankan”