Michael Rubin oo ku Baaqay in la Joojiya Xaqiraadda Dimuqradiyadda Somaliland Posted by Ahmed J. Yassin on August 3, 2021 with 0 Comment Post Views: 1,695 Michael Rubin oo ku Baaqay in la Joojiya Xaqiraadda Dimuqradiyadda Somaliland Maqaal dheer oo uu maanta ku qoray bogga internatka ee Machadka Afkaarta Maraykanka “American Enterprise Institute” ayuu ugu baaqay Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Maraykanku inay joojiso yareysiga iyo xaqiraadda ay ka muujisey dimuqraadiyadda qaranka Somaliland iyadoo ka dheregsan wadciga ka jira wadamadda Geeska Afrika. Continue reading “Michael Rubin oo ku Baaqay in la Joojiya Xaqiraadda Dimuqradiyadda Somaliland” → Share this: Share on X (Opens in new window) X Share on Facebook (Opens in new window) Facebook Share on WhatsApp (Opens in new window) WhatsApp Email a link to a friend (Opens in new window) Email Share on LinkedIn (Opens in new window) LinkedIn