Gudomiyihii Xisbigii NUF: Marxuun Axmed Xasan Ibrahim (1904-1980) Posted by Ahmed J. Yassin on November 16, 2020 with 0 Comment Post Views: 4,451 Gudomiyihii Xisbigii NUF: Marxuun Axmed Xasan Ibrahim (1904-1980) Axmed Xasan waxa lagu qiyaasaa inuu dhashay 1904. Waxa uu ku dhashay agagaarka miyiga Hargeysa, oo aan magaalo ahayn xilligaas. Sida uu qiyaasayo Cumar Axmed Xasan waxay qoyskoodu degi jireen inta u dhaxaysa Wadda-Bariis ilaa Buurta Almis. Waxay ahaayeen qoys geela dhaqda oo sida la sheegay Xasan Ibraahin oo ahaa aabbihii ayaa geela aad u jeclaa. Axmed Xasan waxa uu dhigtay qur’aanka oo sidii carruurta Soomaalida loogu bilaabi jiray malcaamadda ayuu sidaa ku bartay Quraanka. Waxa kale oo yaraantiisii u fududaatay inuu barto Afka Carabiga. Ku hadalka Afka Carabiga iyo sida uu u bartay Cumar Axmed Xasan oo ka warramaya waxa uu yidhi: Continue reading “Gudomiyihii Xisbigii NUF: Marxuun Axmed Xasan Ibrahim (1904-1980)” → Share this: Share on X (Opens in new window) X Share on Facebook (Opens in new window) Facebook Share on WhatsApp (Opens in new window) WhatsApp Email a link to a friend (Opens in new window) Email Share on LinkedIn (Opens in new window) LinkedIn