Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland oo la Bililiqeystey Posted by Ahmed J. Yassin on July 27, 2021 with 0 Comment Post Views: 2,846 Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland oo la Bililiqeystey Warqad lagu faafiyey baraha bulshada, ayuu Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Mudane Maxamed Muuse Diiriye Wacays shaqada kaga joojiyey Agaasimaha Guud Md. Maxamed Xasan Dirrir xad gudubyo uu ku eedeeyey oo ay ka mid yihiin musuqmaasuq iyo xil gudosho la’aan. Continue reading “Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland oo la Bililiqeystey” → Share this: Share on X (Opens in new window) X Share on Facebook (Opens in new window) Facebook Share on WhatsApp (Opens in new window) WhatsApp Email a link to a friend (Opens in new window) Email Share on LinkedIn (Opens in new window) LinkedIn